
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Madaxweyne Trump oo xaalad deg-deg ah geliyay dalka Mareykanka, kaddib markii...
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay xaalad deg-deg ah oo ku saabsan ka hortaga caabuqa halista ah ee Coronavirus.
Donald Trump...
UPDATE: Kulankii ay isugu imaan lahaayeen Farmaajo, Uhuru Kenyatta iyo Abiy...
Nairobi (Halqaran.com) - Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqday in la baajiyay Shirkii lagu waday in dhawaan ay ku yeeshaan Magaalada...
Wasiirro ka socda DF Somaliya oo ka qeybgalaya shirkii uu ku...
Garowe (Halqaran.com) - Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise oo hoggaaminaya Wasiiro iyo Xildhibaano ka soo jeeda Puntland ayaa gaaray Magaalada Garowe ee Caasimadda...
Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray madaxda Galmudug iyo guddoonka guddiga...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo ku Xigeenkiisa Cali Daahir Ciid oo la kulmay Guddoonka guddiga Caleema saarka,...
UPDATE: Dowladda Kenya oo sheegtay in howlgal ay ku dishay xubno...
Gaarisa (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa sheegatay in lix ka mid ah maleeshiyaadka Al-Shabaab, qeybta ka dagaalanta Goballada Waqooyi Bari ee dalka Kenya, Jimcihii...
Madaxweynaha Hirshabeelle ‘Waare’ oo farageliyay khilaaf u dhaxeeya xubno ka tirsan...
Jowhar (Halqaran.com) - Wasiirka Maaliyada maamulka Hirshabelle ayaa waxa uu maalmo ka hor Shaqa joojin ku smeeyey Agaasimihii Wasaarada Maaliyada Hirshabeelle Khadiijo Sheekh Axmed,waxaana...









