Friday, September 18, 2026
29.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE: Diyaaradaha dagaalka ee Kenya oo dul wareegaya hawada BeledXaawo (Maxaa...

BeledXaawo (Halqaran.com) - Diyaaradaha miigaga ee laga leeyahay dalka Kenya ayaa gelinkii dambe Sabtidii maanta dulmaray Degmada BeledXaawo ee Gobolka Gedo, taasoo baqdin ku...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Xilliga la caleemo saarayo madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ oo la shaaciyay

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Guddiga Xafladda Caleemo Saarka ee Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Yuusuf Garaad Cumar, ayaa war ka soo saaray xilliga la...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo Digniin u jeedisay maraakiibta sida sharci darrada ah...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay Maraakiibta sida sharci darrada ah biyaha dalka uga kalluumeysta. Wasiirka kalluumeysiga iyo Khayraadka badda, Xildhibaan Cabdullaahi...
Ahmed Mohamed

AKHRI: Saddexda qodob ee muhiim ah ee uu madaxweyne Qoorqoor kala...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa shir guddoomiyey shirka Golaha Amniga Galmudug, kaasi oo ka dhacay Magaalada...
Ahmed Mohamed

XOG CUSUB: Seyga cusub ee Ilhaan Cumar ‘Tim Mynett’ oo la...

Minnesota (Halqaran.com) - Maalma kahor waxaa dalka Mareykanka ku aqal gashay xildhibaan Ilhaan Cumar oo katirsan aqalka Congress-ka Mareykanka, lagana soo doorta Minnesota. Ilhan Cumar...
Ahmed Mohamed

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay waddanka Koonfur Afrika

South Afrika (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya, in muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay tuulo ka tirsan waddankaasi. Muddooyinkaan dambe dhibaatada...