
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
DF Soomaaliya oo joojisay dhammaan duulimaadyadii caalamiga ah +(VIDEO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay si ku meel gaar ahi u joojisay dhammaan duulimaadyadii caalamiga ahaa ee dalka imaan jiray, sababo...
DHAGEYSO: Madaxweynaha Jubbaland: ”Mayeeleyno in ciidankayga lacag lagu siiyo afganbigeyga‘‘!
Afmadow (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo la hadlayay Ciidamo iyo Saraakiil ka tirsan Maamulka Jubbaland ee ku...
Kiiskii ugu horreeyay ee Cudurka Coronavirus oo laga helay Muqdisho &...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa Isniintii maanta xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay ee Coronavirus in laga helay Soomaaliya, gaar ahaan Caasimadda...
Wararkii ugu dambeeyay Janaale oo ay la wareegeen ciidamada xoogga dalka...
Janaale (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka oo maanta gacan ka helaya Xoogaga Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ayaa la wareegay gacan ku haynta Deegaanka Janaale...
Madaxweynaha Jubbaland oo abaabul ciidan ka billaabay Afmadow +(SAWIRRO)
Afmadow (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Axaddii maanta gaaray Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.
Axmed Madoobe...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliya oo u jawaabay Madaxweynaha Puntland +(VIDEO)
Garowe (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo khudbad ka jeediyey shirka wadatashiga ee Axaddii Maanta ka furmay...









