Wednesday, May 6, 2026
28.3 C
Mogadishu

Madaxweynaha Hirshabeelle ‘Waare’ oo farageliyay khilaaf u dhaxeeya xubno ka tirsan maamulkiisa +(War-saxaafadeed)

Jowhar (Halqaran.com) – Wasiirka Maaliyada maamulka Hirshabelle ayaa waxa uu maalmo ka hor Shaqa joojin ku smeeyey Agaasimihii Wasaarada Maaliyada Hirshabeelle Khadiijo Sheekh Axmed,waxaana arrintaasi soo fargeliyey Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.

War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha Hir-Shabeelle lana ogeysiiyey Wasiirka Maaliyadda Hir-Shabeelle iyo Agaasimaha Wasaaradda ayaa la farey in la joojiyo dhaqan gelinta Warqadii Agaasimaha Shaqa joojinta loogu sameeyey.

Sidoo kale war-saxaafadeedka Madaxweyne Waare ayaa lagu sheegay in dhammaan Madaxda iyo Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ay kasoo qeyb-galaan shir deg deg ah,qofkii kasoo qeyb-geli waayanaa loo aqoonsanayo in uu ka tanaasuley Shaqadii Wasaaradda Maaliyadda.

Halka hoos ka akhriso War-saxaafadeedka Hirshabeelle:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...