Friday, September 18, 2026
29.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE: Burcad badeed Soomaali ah oo afduubtay markab laga leeyahay UK...

Nairobi (Halqaran.com) - Burcad Badeed Soomaali ah ayaa afduubtay Markab wada 2 Milyan oo Barmiil oo ah Aalkolada Jeermiska lagu dilo iyo 50 kun...
Ahmed Mohamed

Maxkamadda darajada 1-aad oo Xukun ku riday Askari horey u dilay...

  Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku ridey askari horey u diley Wiil...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo tagay magaalada Dhoobley +(Ujeedka Safarkiisa)

Dhoobley (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta Safar shaqo ku tagay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada...
Ahmed Mohamed

Muxuu ka yiri Yuusuf Garaad magacaabistii madaxweyne Qoorqoor uu sameeyay?

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Kaddib markii Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor uu u magacaabay Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada xafladda Caleemo saarka Madaxweynaha Galmudug,...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaaraha dalka Sudan oo maanta isku day dil ka badbaaday

Khartoum (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha Suudaan, Cabdalla Xamduuk ayaa Isniintii maanta ka badbaaday isku day dil oo la doonayay in lagu khaarijiyo, kaddib markii...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay guddiga xafladda caleemo saarkiisa, Yaa ka...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa caawa magacaabay guddiga caleemo saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka. Guddiga oo ka kooban laba...