
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Hoggaamiyeyaasha Waqooyi bari Kenya oo qodobbo xasaasi ah ka soo saaray...
Mandheera (Halqaran.com) - Hoggaamiyeyaasha Siyaasadda ee gobolka Waqooyi ee dalka Kenya aaya kulan ay yeesheen waxaa ay uga hadleen xaaladda ka jirta Magaalada Mandheera...
Barakac ka billaawday magaalada Mandheera & Wararkii ugu dambeeyay
Mandheera (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Mandheera ee xadka dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa sheegay in dad badan ay halkaas ka barakacayaan,...
Bangiga Adduunka oo ku dhawaaqay in Soomaaliya ay bixisay deyntii uu...
Muqdihso (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bixisay lacagihii Hay’adda horumarinta Caalamiga ah ay ku laheed Soomaaliya si loo dhameystiro soo celinta xiriirka caadiga...
Daawo Sawirro: Boqolaal askari oo ka tirsan ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Boqolaal askari oo ka tirsan Ciidamada Kumaandooska Soomaaliyeed ayaa Khamiistii tababar loogu soo xiray Xerada Ciidamada Turkiga ku leeyihiin Magaalada Muqdisho...
Nin ka tirsan Ururka Daacish oo maanta maxkamad la soo taagay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa waxaa markale la horkeenay nin ka tirsan Ururka Daacish, oo billo ka hor Magaalada Muqdisho ku...
Qofkii ugu horreeyay ee uu ku dhacay cudurka Coronavirus oo lagu...
South Africa (Halqaran.com) - Qofkii ugu horreeyay ee uu ku dhacay caabuqa Coronavirus ayaa lagu arkay dalka Koonfur Afrika, sida uu shaaca ka qaaday...









