Saturday, September 19, 2026
25.4 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Wax ka Ogow qodobbada dhowrka ah oo ay kawada hadleen Sh....

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed, ayaa wadahadal khadka teleefanka kula yeeshay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya, Amb Ben Fender. Madaxweynihii hore...
Ahmed Mohamed

Xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo ku geeriyooday magaalada...

Baydhabo (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee Xildhibaan Yuusuf Cabdi Suuri (Baxaar) oo ka mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa xalay ku geeriyooday Magaalada...
Ahmed Mohamed

Sheekh Shariif oo sheegay in dhacdadii Bardaale ay khatar gelineyso duulimaadyadii...

  Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyadda Qaran ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku baaqay in Baaritaan Hufan lagu...
Ahmed Mohamed

VIDEO: Xaalado Cusub oo CIVID-19 ah oo laga diiwaan geliyay Gobalka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in gobalka Banaadir, Jubaland, Koonfur Galbeed iyo Puntland, laga diiwaan geliayay xaalado cusub oo...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Laba Askari oo ka tirsan Ciidanka Asluubta oo ku dhintay...

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar naga soo gaaraya Xabsiga dhexe ee Xamar, ayaa sheegaya, in galabta halkaasi ay ku dhinteen laba Askari oo ka tirsanaa...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo iyo dhiggiisa Uhuru Kenyatta oo kawada hadlay diyaaradii ku...

Muqdisho (Halqaran.com) - Sida ay qorayaan qaar ka mid ah warbahinta Kenya, waxaa telefoonka ku wada hadlay Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhiggiisa Kenya, kuwaas oo...