
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay weerarkii ay maanta fashiliyeen ciidanka ammaanka...
Qardho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sabtidii maanta ka hadlay Amniga, gurmadkii fataahadda Qardho iyo xanuunka Coronavirus.
Saciid Deni...
DAAWO VIDEO: Wasaaradda Caafimaadka Somaliya oo ka war bixisay Xaaladihii ugu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku sheegtay in labadii maalin ee lasoo...
UPDATE: Fatahaad hor-leh oo uu Wabiga Shabelle ka sameeyay deegaano ka...
Jowhar (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya, in wabiga Shabelle uu ku fatahay tuulooyin hoosyimaada magaalada.
Deegaannada uu...
DHAGEYSO WAREYSI: Maxaa ka jira in DF Somaliya aysan wax kaalin...
Muqdisho (Halqaran.com) – Dadaallo xooggan oo ay wadaan guddiga gurmadka magaalada Beledweyne ayaa si habsami leh u socda, kuwaasi la doonayo in sanadkan fatahaad...
DAAWO SAWIRRO: Dowlada Shiinaha oo Soomaaliya soo gaarsiisay shixnaddii labaad ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Soomaaliya oo guddoontay shixnaddii labaad ee agab caafimaad oo ay ku deeqday Dowladda Shiinaha si looga hortago xanuunka Koroona feyrus
Soomaaliya waxa...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maanta magacaabis sameeyay
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxwaynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magacaabay guddiga qaban qaabada aaska wasiirkii wasaarada waxbarashada iyo tacliinta...









