Saturday, September 19, 2026
25.3 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Haweeney Talyaani ah oo Afduub ahaan Somaliya loogu heystay oo dalkeedii...

Rome (Halqaran.com) - Haweeney Talyaaniga u dhalatay oo gargaarka ka shaqeynaysay oo bishii Novembar 2018 lagu afduubtay gudaha waddanka Kenya, ayaa waxaa dib loogu...
Ahmed Mohamed

WAARE: ‘‘Lacagihii gargaarka ee DF Somaliya iyo Jabuuti ee fatahaada Beledweyne...

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, oo shalay gaaray Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay soo gaareen lacago...
Ahmed Mohamed

VIDEO: 24-kii saac ee la soo dhaafay oo Somaliya laga diiwan-geliyay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay...
Ahmed Mohamed

Dr. Fuje oo baaq u diray imaamyada Masaajida, ‘Waa in talooyinka...

Muqdisho (Halqaran.com) – Lataliyaha Sare ee Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya, Dr. Maxamed Maxamud Cali (Fuje) ayaa bulshada u diray fariin wacyigelineed, gaar ahaan Imaamyadda...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Weerar hoobiyaal ah oo lagu qaaday xarunta Xalane ee Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaarayo Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fiidkii caawa halkaasi lagu garaacay tiro hoobiyeyaal ah. Hoobiyeyaashaan ayaa...
Ahmed Mohamed

Shacabka Muqdisho oo qabtay nin Al-Shabaab ah

Muqdisho (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Saybiyaano ee Degmada Hodan, ayaa sheegaya in halkaasi lagu qabtay nin Al-Shabaab ah oo sida la...