Saturday, September 19, 2026
25.4 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab oo goob fagaaro ah ku toogtay Wiil dhallinyaro, kaddib markii...

Aadan Yabaal (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegaya, in ururka Al-Shabaab ay meel fagaaro ah oo...
Ahmed Mohamed

Jubbaland oo dowladda Soomaaliya ku eedeysay inay jahwareer siyaasadeed ka abuureyso...

Kismaayo (Halqaran.com) - Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Gen. Maxamed Warsame Darwiish oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa...
Ahmed Mohamed

Cumar Filish oo shaaciyay tirada meydadkii ugu badnaa ee lagu aasay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa faah faahin ka bixiyay tiro koob ay...
Ahmed Mohamed

RW Kheyre oo shaqaalaha caafimaadka ku aanay sida ay uga go’an...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa shaqaalaha caafimaadka dalka ku bogaadiyay dadaalka naf-hurnida leh ee ay...
Ahmed Mohamed

Dowladda Turkiga oo Imaaraadka Carabta ku eedeysay inay taageerto Ururka Al-Shabaab

Ankara (Halqaran.com) - War kasoo baxay Dowladda Turkiga ayaa waxaa lagu sheegay in Dowladda Imaaraadka Carabta ay taageerto maleeshiyada Ururka Al-Shabaab ee ka dagaallama...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Mid ka mid ah masaajidda ugu weyn Soomaaliya oo maanta...

Kismaayo (Halqaran.com) – Wararka ay helayso mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in mid ka mid ah masaajidda ugu waa weyn magaalada Kismaayo la xiray. Masaajidkan oo...