Saturday, September 19, 2026
25.4 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE: Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay 54 ruux oo kiisas cusub Coronavirus...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 54 xaalado cusub oo COVID-19 ah oo 40 kamid ah ay rag yihiin 14-na ay...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha K/Galbeed oo ka hadlay dhibaatadii ka dhalatay fatahaadihii Baardheere iyo...

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta sheegay in uu aad uga xun yahay  dhibaatada ka dhalatay...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin ku saabsan khasaaraha ka dhashay bam-gacmeed lagu weeraray ciidamo ku...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya, bam gacmeed lagu weeraray ciidamo ku sugnaa Isgoyska Black Sea ee Degmada Hawlwadaag, Bam gacmeedkan ayaa la...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Sidee Kismaayo loogu soo dhaweeyay Axmed Madoobe iyo xubnihii...

Kismaayo  (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ay wehelinayaan Xildhibaan Cabdirashiid Xidig iyo Sheekh Daahir oo kamid...
Ahmed Mohamed

Guddoomiye ku-xigeenka Maaliyadda Gobolka Banaadir oo maanta xilka la wareegay +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiye ku-xigeenka cusub ee maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir mudane Axmed Xasan iiman ayaa munaasabad kooban oo ka dhacaday Xarunta Aqalka...
Ahmed Mohamed

Qorshe looga hortagayo fatahaadaha Wabiga oo ka bilowday Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa Isniinta maanta bilaabay Caro tuur lagu sameynayo hareeraha Wabiga Goobaha ay Biyaha ka baxaan xilli laga Cabsi qabo...