
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Duqii hore Muqdisho Taabit Cabdi oo nasiib darro ku tilmaanay in...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyihii hore ee Gobolkan Banaadir ahaana Duqa Magaalada Muqdisho, Taabit Cabdi Maxamed ayaa si adag uga hadley dadkii rayidka ahaa ee...
UPDATE: Faah-faahin dheeraad oo ku saabsan weerar madaafiic ah oo lagu...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ka soo baxaya, weerar madaafiic ah oo subixii Axadda maanta lagu qaaday xarunta taliska ciidamada Midowga Afrika AMISOM...
CUMAR FILISH oo qanciyay banaanbaxayaashii careysanaa ee Muqdisho +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ku baxay xalinta banaanbax ay dhigayeen dadweyne ka...
Askari ka tirsan Ciidanka DF Somaliya oo caawa qof shacab ah...
Muqdisho (Halqaran.com) – Dad carreysan oo ka soo horjeeda Askari ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya oo dad Shacab ah ku dilay magaalada Muqdisho, kadib...
DF Somaliya oo joojisay in Salaadaha Cishaha iyo Taraawiixda lagu tukado...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Awqaafta iyo culimada Soomaaliyeed ayaa soo saaray bayaan lagu joojiyay in dadka masaajida ku tukadaan salaadda Taraawiixda.
Sidoo kale, waxaa la...
Xubno caan ah oo ka mid noqday golaha wasiirrada cusub ee...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Golaha Wasiirrada maamulka Galmudug oo ka kooban 23 Wasiir ayaa lagu dhawaaqay, sida uu Digreeto ku soo saaray Madaxweynaha Maamulka Galmudug...









