Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Golaha Wasiirrada maamulka Galmudug oo ka kooban 23 Wasiir ayaa lagu dhawaaqay, sida uu Digreeto ku soo saaray Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.
Wasiiradan ayaa waxaa ka soo dhex muuqday Axmed Macalin Fiqi oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federalka Soomaaliya iyo Sidoo kale Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo isagana ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya.
Haddaba hoos ka akhriso Magacaabista:
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com








