Thursday, April 30, 2026
28.3 C
Mogadishu

Qorshe looga hortagayo fatahaadaha Wabiga oo ka bilowday Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) – Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa Isniinta maanta bilaabay Caro tuur lagu sameynayo hareeraha Wabiga Goobaha ay Biyaha ka baxaan xilli laga Cabsi qabo in Wabiga uu Beledweyne fatahaad ka sameeyo.

Goobaha qaar ee Wabiga ayaa biyo aad usoo buux dhaafiyeen, waxaana dadka Beledweyne ay sheegayaan inay ka cabsi qabaan iyo in uu Wabiga karkaarada jabsado.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa shalay kormeeray Goobaha qaar ee Wabiga, isaga oo sheegay in Biyo farabadan ay ku soo wahahan yihiin magaalada Beledweyne.

Si kastaba ha’ahaatee, sanad walba ayaa wabiga Shabeelle ee mara Gobolada labada Shabeelle iyo Hiiraan waxaa uu sameeyaa fatahaado sababa inay dad badan barakacaan.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...