Monday, September 21, 2026
29.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Diyaarad ku dhacday garoonka diyaaradaha ee Beledweyne

Beledweyne (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa waxa ay sheegayaan in Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ay ku...
Ahmed Mohamed

4 Carruur ah oo ku dhimatay darbi ku soo dumay duleedka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya duleedka Magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Garasbaaley, ayaa sheegaya in darbi uu ku soo dumay dad barakacayaal ah,...
Ahmed Mohamed

Aqalka sare oo si weyn u soo dhaweeyay qodobbadii ka soo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa soo dhoweeyay war-murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii Dowlad goboleedyada ay ku...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin cusub oo ku saabsan ismiidaamintii lala eegtay Taliyaha ciidanka xoogga...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ka soo baxaya Khasaaraha ka dhashay weerar Ismiidaamin ah oo lala eegtay Kolonyo galbinaysay Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka...
Ahmed Mohamed

Wasiir Goodax: Ardayda Puntland lama siin doono Shahaadada dowladda +(Ogow Sababta)

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya, Cabdulaahi Goodax Barre, ayaa sheegay ardayda reer Puntland ee aanan galin imtixaanka Shahaadiga dowladda dhexe inaysan...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: War-murtiyeedkii laga soo saaray Shirkii Wadatashiga  ee Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Shirkii ka socday Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug, ayaa la soo gaba gabeeyay, iyadoo laga soo saaray War-murtiyeed xasaasi ah. Halka...