Monday, September 21, 2026
29.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Xasan Sheekh ‘‘Madaxda talada dalka heysa way ku fashilmeen qabashada doorasho...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ahna guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD qeybna ka ah Madasha Xisbiyada...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Kulamo gaar gaar ah oo weli ka socda magaalada Dhuusamareeb...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ka socda kulamo kala duwan oo ay yeelanayaan Madaxda Dowlad goboleedyada dalka, kuwaas oo halkaasi...
Ahmed Mohamed

Dad shacab ah oo ku dhintay gaari lagu rasaaseeyay Sh/Dhexe

Cadalle (Halqaran.com) - Gaarigaan oo ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ookusii jeeday deegaano ka tirsan gobolka Mudug ayaa waxaa lagu soo warramayaa in rag hubeysan...
Ahmed Mohamed

Advocates compile resource list for Somali Canadian sexual violence survivors

By Madeleine Cummings / CBC News The death of an American Black Lives Matter activist has inspired two Canadian women to compile a list of...
Ahmed Mohamed

Shirka Madaxda dowlad goboleedyada oo dib u dhac ku yimid &...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa sheegaya, in uu dib u dhac ku yimid shir gaar ah...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay iyo Kiisaska cusub ee Covid-19 ee Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay...