
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Madaxda Madasha Xisbiyada Qaran iyo Guddoonka Golaha shacabka oo markale kulmay
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa maanta mar kale kulan la qaatay Guddoonka Golaha Shacabka oo ay ka socdeen Guddoomiye Maxamed Mursal...
Madaxweynaha Hirshabelle oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare oo diyaarad Helicopter ay leedahay Qaramada Midoobay ka qaaday Magaalada Baladwyene ayaa gaaray...
RW ku-xigeenka dalka oo maanta xariga ka jaray fagaaraha Midnimada +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Arbacadii maanta xariga ka jaray fagaaraha Midnimada oo laga hirgeliyay xaruntii...
Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo soo saaray Digniin ku socota...
Jowhar (Halqaran.com) - Taliska qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, saraakiisha booliska Hirshabelle iyo maamulka Gobalka Shabelaha Dhexe ayaa socdaal wacyi galin ah ugu...
Askari boolis ah oo horay nin oday ah ugu dilay Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun dil toogasho ah ku diray Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Isgoyska Ceelgaabta ee...
Madaxweynaha Hirshabelle oo daah-furay Mashruuca Biyo Xireenka Baladweyne
Baladweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr. Maxamed Cabdi Cabdi waare ayaa maanta magaalada Baladweyne ka daah furay Mashruuca Biyo-xereenka Baladweyne, si wax...









