
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
RW Kheyre, Laftagareen iyo Waare oo gaaray magaalada Garoowe +(SAWIRRO)
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe hadda Kusoo dhoweeyey Ra’iisul Wasaaraha DF Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre,...
Xog+Dhageyso: Maxaa ka soo baxay kulankii Madaxweyne Farmaajo & Xildhibaannada
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka...
Meydka madaxweynihii hore ee Puntland oo maanta lagu aasay Garoowe +(SAWIRRO)
Garoowe (Halqaran.com) - Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Puntland, marxuum Maxamed Cabdi Xaashi ayaa Arbacada maanta ah Aas Qaran loogu sameeyay Magaalada...
DHAGEYSO: Guddoomiye Mursal ‘‘Maamul Goboleedyada go’aan kama gaari karaan doorashada Soomaaliya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxa uu ka horyimid war-muriyeedkii Axadii laga soo saaray wejiga 1aad ee...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BF Soomaaliya oo tegay Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe kusoo dhoweeyey Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka DF Soomaaliya, Mudane Cabdi...
Xog cusub oo ku saabsan sababta ka dambeysay burburka diyaaradii ku...
Beledweyne (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahino dheeraad ah ka soo baxaya sababtii ka dambeysay diyaaradii shalay ku burburtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka...









