
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Ururka IGAD oo soo dhaweeyay wada-hadallada DF Somaliya iyo dowlad goboleedyada
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Urur Goboledka IGAD ayaa wax ay war ka soo saareen xaaladda Siyaasadda Soomaaliya, doorashada iyo Shirkii dowlad Goboledyada ay ku yeesheen...
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay shir madaxeedka Urur goboleedka IGAD +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa ka...
Daawo Sawirro: Sida RW Kheyre loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee...
Wararkii ugu dambeeyay Xiisadda u dhexeysa Puntland iyo Somaliland ee Sool
Buuhoodle (Halqaran.com) - Cutubyo ka tirsan Ciidamada Somaliland oo ku hubaysan Gaadiidka Dagaalka ayaa gaaray deegaanno ka tirsan Cayn, xilli wafdi ka socda Puntland...
Maxkamadda G/Banaadir: Ma cadda cidda soo eedeysay Weriye Gurbiye
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamada gobolka Banaadir oo Talaadada maanta ah la horgeeyay Weriye Cabdicasiis Axmed Guriye oo ka tirsan Warbaahinta Goobjoog ayaa kasoo horjeesatay...
RW Xasan Cali Kheyre oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray Magaalada...









