Monday, September 21, 2026
29.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Galmudug oo ka warbixisay Wajiga labaad ee Shirka Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa faah-faahin ka bixiyay Wajiga labaad ee Shirka dhawaan lagu wado in uu...
Ahmed Mohamed

Update:Dagaal beeleed Khasaare geystay oo ka dhacay Mudug

Mudug (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa tibaaxaya, in galabta uu halkaasi dhacay iska horimaad hubeysan oo dhexmaray maleeshiyo beeleedyo ka soo wada...
Ahmed Mohamed

Wasaaradda Caafimaadka oo digniin adag ka soo saartay Shahaadada baarista Covid-19

Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay, wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in qof kasta oo dalka ka...
Ahmed Mohamed

Meydka R/Wasaarihii hore Xasan Abshir Faarax oo lagu aasay magaalada Garoowe...

Garoowe (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Abshir Faarax ayaa Khamiista maanta ah aas qaran loogu sameeyay Magaalada Garoowe ee...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka ‘Xaliimo Yarey’ oo gaartay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Guddoomiyaha guddiga Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa maanta gaartay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Safarka Xaliimo Yarey...
Ahmed Mohamed

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo xukun ku riday askari dil geystay

Muqdisho (Halqaran.com) - Seddax Xarigle Xoogga Dalka, Liibaan Cabdi Faarax ayaa loo haystay dilka Allaha Unaxariiste Marxuum Maxamed  Daahir Siyaad, dilkaasi oo ka dhacay degmada...