Wednesday, May 6, 2026
28.3 C
Mogadishu

Aqalka sare oo si weyn u soo dhaweeyay qodobbadii ka soo baxay Shirkii Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa soo dhoweeyay war-murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii Dowlad goboleedyada ay ku yeesheen Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug.

War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Cabdi xaashi ayaa waxaa boggaadin loogu diray Madaxda iyo Shacabka Dowlad Goboleedka Galmudug kaalinta mugga leh oo ay ka qaateen qabsoomida shirkaas.

Haddaba halka hoose ka akhriso War-saxaafadeeda Aqalka Sare:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...