
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
DF Soomaaliya iyo Dowlad goboleedyada oo Shir uga furmay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirrada Maaliyadda ee Dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ayuu Isniinta maanta ah shir uga furmay Caasimadda Muqdisho.
Waxaa shirkan looga arinsanayaa...
Maxkamadda sare ee Kenya: ‘‘William Ruto ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynaha...
Nairobi (Halqaran.com) - Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa taageertay natiijada doorashadii uu ku dhawaaqay guddiga doorashada Kenya, taas oo ay ku sheegeen in...
Ciidamo farabadan oo Millateriga Soomaaliya oo la geeyay duleedka Buulo-burde
Hiiraan (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan kuwa qebta 27aad ee Millateriga Soomaaliya oo aad u hubeysan, isla markaana wata gaadiidka dagaalka noocyadooda kala duwan...
10 qof oo lagu dilay weerar toorey loo adeegsaday oo ka...
Canada (Halqaran.com) – Weerar toorey loo adeegsaday ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay dalka Canada, kaasi oo ay ku dhinteen illaa iyo 10...
Axmed Madoobe oo DF Somaliya iyo Dowlad goboleedyada ugu baaqay la...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in uu murugada la qqeybsano ehelada dadkii ay jeclaayeen ku...
Guddoomiyaha BFS Aadan Madoobe oo la kulmay Jaaliyadda iyo Ganacsatada Soomaaliyeed...
Johannesburg (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay guddi iskugu jira ganacsatada iyo...









