
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Qaramada Midoobay oo ka hadlay Xaalado adag oo ka jira Gobolka...
Tigray (Halqaran.com) - Tedros Adhanom Ghebreyesus, madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka dhawaajiyay xanuunkiisa gaarka ah ee ku aaddan xaaladda gobolka Tigray...
Madaxweynihii hore Farmaajo oo loo dhaariyay Xildhibaannimo
Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaannada Golaha shacabka ee BF Soomaaliya ayaa xarunta Villa Hargeysa ku yeeshay kulan, kaasi oo uu hortagey madaxweynihii hore ee DF...
DF Somaliya oo sheegtay in la soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in lasoo afjaray howlgalkii saacadaha badan qaatay ee ka socday hotelka Xayaat oo...
Al-Shabaab oo war ka soo saartay Weerarka maalintii labaad ka socda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Afhayeenka Hawlgalada Ciidamada Al-Shabaab Cabdicasiis Abuu Muscab, ayaa ka hadlay in weerarka Hotel Xayaat ee Magaalada Muqdisho uu galay maalintii labaad.
Afhayeenka...
Lamaane Aroos ahaa oo Madfac kula dhacay Hoygooda oo ku yaalla...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ku dhawaad 20 qof oo ay ku jiraan lamaane aroos ahaa ayaa ku dhaawacmay hoobiyeyaal goor dambe oo xalay ahayd ku...
RW Xamse oo kulankiisii ugu horreeyay la qaatay guddiga Qaranka ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo ka duulaya baahida loo qabo dardar gelinta howllaha gurmadka loo fidinayo dadka...









