Thursday, June 4, 2026
26.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si adag uga hadlay xasuuqii ay Al-Shabaab...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay falkii bahalnimada ahaa ee ay argagixisada arxan-laawayaasha ah ee Al-Shabaab ku xasuuqeen...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan oo ka qeybgalay Salaadda Janaasada Hooyada dhashay Shariif Sheekh...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Sabtidii maanta ku tukaday Salaadda Janaasada Marxuumad Xasno Cabdulle Isaaq oo ahayd, hooyada...
Ahmed Mohamed

Guddoomiye Jeyte ‘‘30 qof ayay Al-Shabaab dileen, 10 baabuurna way gubeen‘‘

Beledweyne (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan ayaa ka hadlay dhacdadii xalay ka dhacday waddada xiriirisa Degmooyinka Beledweyne iyo Maxaas, ee...
Ahmed Mohamed

Dhageyso: Waa Sidee Xaaladda Bilaal Bulshaawi oo lagu dhaawacay Muqdisho?

Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdulqaadir Cali Maxamuud oo loo yaqaanay (Bilaal Bulshaawi) ayaa xalay lagu dhaawacay Magaalada Muqdisho. Nin bastoolad ku hubeysnaa ayaa Bilaal Bulshaawi iyo...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan oo kormeeray Wasaaradda Maaliyadda iyo Xarunta Bankiga ee Puntland...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray xarunta wasaaradda maaliyadda...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la yeelanaya Saciid Deni

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday Magalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa halkaasi ka billaabaya...