Thursday, June 4, 2026
26.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo Amar siiyay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, ayaa uga warbixiyey mudnaanta...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo soo saartay amar ka dhan ah tabinta wararka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa Sabtida maanta ah soo saartay amar ka dhan ah  baahinta wararka la xiriira maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab, sida uu...
Ahmed Mohamed

Boosaaso: Tiro Askar ah oo ku dhinatay Qarax ka dhacay Galgala

Boosaaso (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya buuraleyda Galgala ee gobolka Bari ayaa sheegaya, in Shan askari oo ka tirsan ciidanka PMPF ee Puntland ay...
Ahmed Mohamed

Militeriga Soomaaliya oo ka sare maray ‘dhanka awoodda’ dalal ka tirsan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Bogga Global firepower oo sanad walba soo saara liiska awoodda militeriga ee dalalka caalamka ayaa cusboonaysiin ku sameeyay xogtii sanadkan oo...
Ahmed Mohamed

Dowladaha Soomaaliya iyo Finland oo kawada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJF Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa khadka taleefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Finland,...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Xildhibaan Macallimuu oo war ka soo saaray hannaanka loo toogtay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa dood ka keenay hanaankii ay maxkamadda ciidamada Soomaaliya u fulisay qisaasta askarigii horay u dilay Taliyihiisa,...