Thursday, June 4, 2026
26.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jabuuti Geelle oo ka hadlay weerarkii lagu laayay Askartii Jabuuti

Jabuuti (Halqaran.com) - Weerar lagu dilay 7 kamid ah Askarta Ciidanka Jabuuti ayaa ka dhacay Saldhiga Ciidanka ee Garabtiisan ee waqooyiga dalka yar ee...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan oo maanta Kulan muhiim ah la qaadan doono Madaxweynaha...

Kampala (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda ayaa maanta lagu wadaa in...
Ahmed Mohamed

Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Waare oo sheegay in Al-Shabaab waqtigooda uu...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo la hadlay wakaaladda Wararka ee SONNA, ayaa ka warbixiyay howlgallada ka dhanka ah...
Ahmed Mohamed

Maxaan ka ognahay Ujeedka rasmiga ah ee Madaxweyne Xasan u tegay...

Kampala (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay booqasho uga billaabatay dalka Uganda ayaa si diirran...
Ahmed Mohamed

DF Soomaliya oo xirtay gebi ahaan warbaahinadii Online-ka ee Al-Shabaab +(War-saxaafadeed)

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xirtay gebi ahaan barihii Internet-ka ee lagu faafin jiray wararka maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab, sida lagu...
Ahmed Mohamed

Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma oo xabsiga laga...

South Africa (Halqaran.com) -  Jacob Zuma, madaxwaynihii hore ee dalka Koonfur Afrika ayaa xabsiga laga soo daayay, kadib markii uu dhammeystay xukunkii xabsiga ahaa...