Thursday, June 4, 2026
26.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Caalamka
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Ruushka Putin oo war ka soo saaray duqeymaha lagu qaaday...

Moscow (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ka hadlay duqaymaha xoogan ee ka soo cusboonaaday magaalooyinka waaweyn ee dalka Ukraine. Ciidamada Cirka, Badda...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan oo la kulmay dhigiisa dalka Uganda Yoweri Museveni

Kampala (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa kala hadlay xasilloonida...
Ahmed Mohamed

Cabdullaahi Yusuf Axmed, kumuu ahaa aabbaha Puntland?

Muqdisho (Halqaran.com) - Maanta oo kale, 10-kii bishii October ee sanadkii 2004 ayaa Cabdullaahi Yuusuf Axmed loo doortay xilka madaxweynaha dowladdii ku meel gaarka...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka...

The Hague (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Isniinta maanta magaalada The Hague ee dalka...
Ahmed Mohamed

Puntland oo billowday heshiisiinta beello ku dagaallamay gobollada Nugaal iyo Sool

Garoowe (Halqaran.com) - Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa Isniintii maanta ka furmay shir lagu dhameystirayo colaaddii ka dhacday deegaannada Saax-maygaag iyo Senge-jebiye oo...
Ahmed Mohamed

RW Xamse Cabdi Barre oo kormeeray xarunta dowladda Hoose ee Xamar

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Isniintii maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar si uu...