Sample Category Title

Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Introduction
Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha Horumarineed
HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Guddiga Doorashooyinka heer Federaalka Oo Shaaca Ka qaaday In la jabsday...
Muqdisho (Halqaran.com) – Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa sheegay in dib loogala wareegay Barahooda Bulshada sida Facebooka, Twitterka & Website-ka, ayaga oo sheegay wixii la...
Maxay ka Yiraah deen Beesha Caalamka doorashooyinka Golaha Shacabka Soomaaliya.(AKHRISO)
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladaha taageera Soomaaliya ee loogu yeero Beesha Caalamka ayaa ka hadashay doorashooyinka Golaha Shacabka ee qabsoomay iyo kuwa harsan, iyaga oo...
Nin ku eedysan Dilka Gabadh Soomaaliyeed oo lagu Maxkama-deynayo Dalka...
Kuala Lambur (Halqaran.com) – Nin u dhashay Dalka Ciraaq kuna eedeysan in uu dilay Dahabo Cumar oo Soomaali ah ayaa loo gudbinayaa Maxkamadda sare...
Doorashada kuraas Ka mid ah Golaha Shacabka oo Maanta Lagu...
Kismaayo (Halqaran.com) – Magaalada Kismaayo waxaa maanta lagu qabtay doorashada saddex xildhibaan oo maamulka Jubbaland ku matali doona Baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya.
Hop#132 ayaa waxaa...
AMISOM oo ka hadashay qaraxyadii iyo weeraradii ka dhacay Muqdisho.
Muqdisho (Halqaran.com) – Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa si kulul u cambaareeyay weeraro xiriir ah oo Al-Shabaab habeen ka hor ka fuliyeen...
Magaalada Baraawe Oo Maanta La Qabtay Qaar ka mid ah koraasta...
Baraawe(Halqaran.com) – Magaalada Baraawe ee Caasimadda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta oo khamiis ah waxaa ka dhacday doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad,...







