Saturday, May 9, 2026
27.8 C
Mogadishu

Somaliland

Golaha Ammaanka oo war cusub ka soo saaray Xaaladda magaalada Laascaanood +(War-saxaafadeed)

Laascaanood (HalQaran.com) - War-saxafaadeedka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa soo saaray madaxweynaha golahaas, Lana Zaki Nusseibeh oo ah danjiraha halkaa u fadhida...

Somaliland oo war yaab leh ka soo saartay dagaalka ka socda Laascaanood

Hargeysa (Halqaran.com) - Taliyaha guud ee ciidanka milatariga Somaliland, Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taanioo la hadlay warbaahinta ayaa sheegasho yaab leh ka soo saaray...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: ”Haddaan Garowshiiyo laga bixin dhibka jira, Somaliland meel fog...

Burco (Halqaran.com) - Prof. Cali Khaliif Galayr ayaa magaalada Burco uga  qweb galay Shirka Xisbiga Wadani uu Qabsaday, taasoo loogu casuumay “Khaatumo State ahaan...
Ahmed Mohamed

XASAASI + DAAWO VIDEO:”Somaliland labo Jabhadood baa ka jira tan Saddexaadna...

Boorame (Halqaran.com) – Boqorka beelaha Gabooye ayaa maanta si adag u weeraray madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo xukuumadiisa, isagoona ka hadlay Jabhadaha ka...
Ahmed Mohamed

XOG CUSUB: Maxaa ka jira in Somaliland ay Sheekh Maxamed Idiris...

Hargeysa (Halqaran.com) - Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee xukuumadda Somaliland ayaa joojisay tababar Cilmiyeed oo ku saabsanaa Arrimaha Guurka iyo Muxaadarooyin Diini oo Magaalada...
Ahmed Mohamed

DAWO MUUQAAL: ”Xukuumadda uu hogaamiyo Muuse Biixi haday si toos ah...

Hargeysa (Halqaran.com) – Xoghayaha duulista Xisbiga Waddani, Nuuradiin Cabdullaahi Diini oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa si adag u weeraray xukuumadda uu hoggaamiyo...
Ahmed Mohamed

XOG XASAASI + DAWO MUUQAAL: Ogow Sababta keentay in Somaliland...

Hargeysa  (Halqaran.com) – Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horreysay waxay soo dejineysaa qeybo ka mid ah Sidaalka lagu isticmaalo gudaha, waxaan waqtiyadii hore ay...
Ahmed Mohamed

XOG XASAASI: Puntland oo shaacisay inay qabatay xubo ka tirsan Al-Shabaab...

Garoowe (Halqaran.com) - Taliyaha ciidamada Daraawiishta ee  dowlad goboleedka Puntland, Sareeye Gaas Yaasiin Cumar Dheere oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada maamulkaasi...