Somaliland
DEG DEG + XASAASI: Somaliland oo amar ku bixisay in lagu...
Hargeysa (Halqaran.com) - Taliyaha guud ee Ciidamada Milateriga Somaliland, Nuux Ismaaciil Taani ayaa weerar afka ah waxa uu ku qaaday Korneyl Caare oo ka mid...
DAAWO SAWIRRO: Dowladda Puntland oo soo bandhigtay saraakiil sare oo ka...
Garoowe (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa Jimcaha Maanta ah waxa ay ku dhawaaqeen in Taliyihii Ciidamada Somaliland ee Aaga degmada Badhan ee Gobolka...
DAAWO VIDEO: Maxay Somaliland ka tidhi in Gaadiid dagaal looga qabsaday...
Laascaanod (Halqaran.com) - Xukuumadda Somaliland oo uu hoggaamiyo Muuse Biixi ayaa markale ka hadashay dagaal shalay degmada Hadaaftinimo ee gobolka Sanaag ku dhexmaray Ciidanka...
M/weyne Ku xigeenka Puntland oo ka soo hor-jeestay Wada-hadalkii Saciid Deni...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleeldka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa mar qura ku dhawaaqay in aan wax gorgortan ah Somaliland...
DAAWO VIDEO: Saciid Deni oo ku dhawaaqay qorshe uu Wajihi doono...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sabtidii maanta sheegay in Somaliland uu wada hadal kala galayo dhulka ay muransanyihiin.
Mr....
DHAGEYSO: Korneyl Caarre oo ka hadlay wada-hadallada uu kula jiro Somaliland...
Sanaag (Halqaran.com) - Korneyl Siciid Cawil Jaamac (Korneyl Caare) horayna uga mid ahaa Saraakiisha Ciidamada Somaliland, balse iminka dagaal kula jiro ayaa ka hadlay...









