Tuesday, April 21, 2026
28.1 C
Mogadishu

XOG XASAASI + DAWO MUUQAAL: Ogow Sababta keentay in Somaliland ay Shidaal soo degsato? & Wiilka madaxweynaha kaliye oo Shidaalka la soo dagi karo!

Hargeysa  (Halqaran.com) – Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horreysay waxay soo dejineysaa qeybo ka mid ah Sidaalka lagu isticmaalo gudaha, waxaan waqtiyadii hore ay soo dejin jireen ganacsatada.

Arrinta ayaa waxay dhallisay su’aallo badan la iska waydiinayo, sababta keentay in xukuumadda Somaliland xilligan ku kaliftay inay shidaal keento.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA MAAREEYAHA SHIDAALKA BARBARA OO XAIIQDA KA HADLAY:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

Maxaa ka ogtahay Heshiiska caalamiga ah oo ay gashay Somaliland, kadib mashruucii Eng. Yariisow? (Ogow Wax badan)!

DAAWO VIDEO: Sida uu Madaxweyne Muuse Biixi uga farxiyay Ciidamada Milateriga Somaliland! (Maxa Cusub)

Maxaa ka soo baxay Kulankii madaxa Galmudug uu la yeesheen Xildhibaano mucaarad ku ah DF Somaliya?!

DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Somaliland oo Hay’adaha Caalamiga ah ku Qasabtay inay isticmaalaan Erayga Jamhuuriyadda, kuna hanjabtay..

UPDATE: DF Somaliya oo war deg-deg ah ka soo saartay dayactirka Stadium Muqdisho ee la sheegay inay hakiyeen Al-Shabaab!

DHAGEYSO + XOG XASAASI: Puntland oo shaaca ka qaaday in Somaliland iyo Al-Shabaab oo wada socda ay weerar ku yihiin Sanaag! + Cabsi dagaal

Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...