Tuesday, June 2, 2026
26.4 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO: Sida uu Madaxweyne Muuse Biixi uga farxiyay Ciidamada Milateriga Somaliland! (Maxa Cusub)

Hargeysa (Halqaran.com) – Madaxwaynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inaan loo baahnayn in la siyaasadeeyo Ciidamada Somaliland, wuxuuna Shahaadooyin guddoonsiiyey qaar ka mid Ciidamada.

“Xanuun badan ayay nagu haysaa, in askartu ay sheegtaan in Dadkooda Guryaha laga saaro, waa in la daryeelo ciidamada, Saraakiisha waxaa laga sugayaa inay dhisaan Ciidamada, Xukuumad ahaan waxaa nagu waajib ah inaanu Ciidanka ka ilaalino Qalin daarka, in sharciga lagu dhaqo ayaa muhiim ah.” Ayuu yiri Muuse Biixi.

Wuxuu soo jeediyay madaxweyne Biixi, in dhulka Danta guud ee dadka laga saaro, in Ciidamada Dhul iyo Guryo laga siiyo.

HOOS KA DAAWO HADALKA MADAXWEYNE MUUSE:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:



Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...