Ciidamo
Shiinaha oo ciidamo iyo maraakiib dagaal kala baxay biyaha Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Kooxda howlaha badda ee Shiinaha ayaa dib ugu laabtay magaalada dekedda leh ee Zhoushan ee bariga gobolka Shiinaha ee Zhejiang 14-kii...
Jubbaland oo tababar u furtay 50 sarkaal
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa Sabtidii maanta tababar u furay Saraakiisha Ciidanka Jubbaland.
Daah furka tababarkan waxaa...
DAAWO VIDEO: Sida uu Madaxweyne Muuse Biixi uga farxiyay Ciidamada Milateriga...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxwaynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inaan loo baahnayn in la siyaasadeeyo Ciidamada Somaliland, wuxuuna Shahaadooyin guddoonsiiyey qaar ka mid...
DAAWO SAWIRO: Waa Ciidan ceenkee ah kuwa sugaya Amniga Shirka Beelaha...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray goobaha ay magaalada Dhuusamareeb uga suganyihiin ciidamada booliiska sida gaarka ah...
XOG HOOSE: Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir ‘Cumar Finish’ oo Shuruudo dhanka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Warar hoose oo aynu haleyno ayaa sheegaya, in guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud Finish uu la yimid shuruudo...
Muxuu ku soo arkay Kheyre xerada ay ku jiraan ciidamadii dhawaan...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa soo kormeeray xero ay ku jiraan ciidamada Ahlu sunna ee...









