Shabeellaha hoose
Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta ku soo dhigay laba nin oo...
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Hawlgal gaar ah oo Sabtidii maanta ah ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka sameeyeen deegaannada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Shabeellaha Hoose
Sh/Hoose (Halqaran.com) – Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig ciidamada DF Soomaaliya ku leeyihiin deegaannada Sabiid iyo Caanoole oo hoostaga degmada Afgooye...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalo khasaaro geystay oo ka dhacay gobolka Shabeellaha...
Baraawe (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in dagaal khasaaro dhimasho iyo dhaawac geystay ay ka kala dhaceen degmooyinka Baraawe...
Update: Wararkii ugu dambeeyay Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Degmada...
Wanlaweyn (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, qarax Khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira geystay oo ka dhacay degmada Wanlaweyn ee gobolka...
Wararkii ugu dambeeyay howlgal lagu dilay saraakiil ka tirsan Al-Shabaab
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa la sheegay in howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen nawaaxiga degmada Kuntuwaarey ee gobolka Shabeelada Hoose, isla...
DHAGEYSO: 6 kun oo qof oo ku barakacay fatahaadda Degmada Afgooye...
Afgooye (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in fatahaadaha ku dhuftay magaalada ay ku barakaceen ilaa iyo...









