Shabeellaha hoose
UPDATE: AMISOM oo xaqiijisay in ciidankooda ay ‘Dad Rayid’ ah ku...
Janaale (Halqaran.com) - Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ee AMISOM ayaa qiray in dad shacab ah ay ku dhinteen iska hor-imaad dhex-maray...
Lix ka mid ah ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee...
Afgooye (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in maanta qarax miino lagu dilay lix ka mid ah ciidamada sida gaarka...
Al-Shabaab oo sheegtay in dagaal ay ku dileen ciidamo ka tirsan...
Janaale (Halqaran.com) – Al-Shabaab ayaa sheegtay dagaal inay ku dileen Ciidamo ka tirsanaa dowladda Federalka Soomaaliya, kadib dagaal ay ku qaadeen saacadihii la soo...
UPDATE: Duqeyn culus oo dhanka Cirka ah oo ka dhacday G/Shabeellaha...
Balli-doogle (Halqaran.com) - Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa weerar kale oo dhinaca cirka ka gaystay Gobolka Shabellaha Hoose, xilli shalay ay laba duqayn ka gaysteen...
DAAWO SAWIRRO: Sidee RW Kheyre maanta loogu soo dhaweeyay magaalada Marka...
Marka (Halqaran.com) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mr. Xasan Cali Kheyre ayaa Sabtidii maanta gaaray magaala xeebeedka Marka ee xarunta gobolka...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo Khasaare geystay oo ka...
Bariire (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan maleeshiyaadka Al Shabaab ayaa waxa ay dagaal culus ku qaadeen deegaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha hoose oo Ciidamada...









