RW Rooble
Akhriso: Magacyada Guddiyada doorashooyinka ee uu magacaabay RW Rooble
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa digreeto ku magacaabay guddiyada maamulaya doorashooyinka labada gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya...
RW Rooble, Guudlaawe iyo Qoorqoor oo maanta la kulmay Safiirka Mareykanka
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Amb....
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay Caleemo saarka Madaxweynaha Jabuuti...
Jabuuti (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar...
RW Rooble oo ku wajahan dalka Sacuudi Carabiya
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in maalinta Jimcaha ah ee Todobaadkaan uu...
R/Wasaare Rooble oo sheegay inuu deg deg isugu yeeri doono madaxda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu wareejiyay mas’uuliyadda doorashooyinka.
Ra’iisul Wasaare Rooble...
TOP NEWS: Madaxweyne Farmaajo oo howlaha doorashooyinka & Amniga ku wareejiyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Sabtidii Maanta khudbad u jeediyay Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa waxaa uu...









