Thursday, June 18, 2026
27.4 C
Mogadishu

RW Rooble

Guddiga FEIT oo ka hadlay kala diristii lagu Sameeyay. AKHRISO.

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Federaal ee FEIT ayaa sheegay in xaalado adag iyo culeys badan uu la kulmay muddadii uu...

RW Rooble ”Madaxweyne Xasan Sheekh waxaan ku leeyahay dalkaan ka ilaali Milkiile”

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay doorashadii Madaxweyne ee uu maalmo ka hor kusoo baxay...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Golaha Shacabka oo beeniyay in xilka laga qaadayo Ra’iisul Wasaare Rooble

Muqdisho (Halqaran.com) - Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Cabdikariim Buux ayaa beeniyay wararka sheegaya in maalinta Sabtida ah xilka qaadis lagu sameynayo Ra’iisul Wasaare...
Ahmed Mohamed

RW Rooble oo maanta kulan la leh Midowga Musharraxiinta

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharraxiinta ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku yeelanaya kulankoodii 2aad, ee looga hadlayo...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyihii Degmada Hodan oo maanta lagu aasay Muqdisho +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka iyo dadweyne fara badan ayaa ka qeyb...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo amar adag siiyay Hay’adaha Amniga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul uga hadlay dilkii xalay Magaalada Muqdisho loogu geystay...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka soo baxay Kulankii RW Rooble iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur? +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Ra’iisul...
Ahmed Mohamed

RW Rooble oo Wariye Macalimuu u magacaabay Afhayeenka Xukuumadda

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalk ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Weriye Maxamed Ibraahim Macalimuu u magacaabay Afhayeenka Xukuumadda. War qoraal oo...