Friday, May 1, 2026
27 C
Mogadishu

Akhriso: Magacyada Guddiyada doorashooyinka ee uu magacaabay RW Rooble

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa digreeto ku magacaabay guddiyada maamulaya doorashooyinka labada gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo guddiga Xalinta Khilaafaadka.

Xubnaha Guddiyada ayaa ka kooban Guddiga doorashada Heer dowlad Heer Federaal, Guddiga doorashada Beelaha Banaadir, Guddiga doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi, xubnaha dowladda Federaalka ku dareyso Guddiyada doorashooyinka Heer dowlad Goboleed iyo Guddiga xalinta khilaafaadka.

Haddaba halka hoose ka akhriso Magacyada Guddiyada:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...