Puntland
AKHRISO: Puntland oo ka digtay in shuruucda dalka loo adeegsado dano...
Garowe (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxay ka digtay in shuruucda dalka loo adeegsado dano gaar ah, iyadoo loo maraayo habraacyo aan waafaqsanayn...
DHAGEYSO: Puntland oo qaadacday Shirka Jabuuti, ”Natiijo kasta oo ka soo...
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhiga 46-aad ee Baarlamanka Puntland ayaa si rasmiya...
Maxaa ka soo baxay kulankii ay Gaalkacyo ku yeesheen Madaxweynaha Galmudug...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Madaxtooyada magaalada Gaalkacyo ku soo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr....
Taliyeyaasha Booliska Galmudug iyo Puntland oo si wadajir ah uga hadlay...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Talisyada Booliska ee Maamulada Galmudug iyo Puntland ee ka hawlgala Magaalada Gaalkacyo ayaa faah-faahiyay hawlgalada ballaaran, ee weli ka soconaya Xarunta...
Boosaaso: Puntland oo xukun dil ah ku riday haweeney soo xaday...
Boosaaso (Halqaran.com) - Maxkamadda Darajada Koowaad ee Maamulka Puntland ayaa Khamiista maanta ah xukun dil toogasho ah ku riday haweenay lagu soo eedeeyay inay...
UPDATE: Waan-waan laga dhex wado madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa & Wararkii...
Garowe (Halqaran.com) - Mas’uuliyiinta dalladda ay ku mideysan yihiin ururrada Bulshada Rayidka ah ee Puntland ayaa dadaal ugu jira sidii ay u xallin lahaayeen...









