Tuesday, July 28, 2026
25.4 C
Mogadishu

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Somaliland ku eedeeyay inay falal bahalnimo ah ka geysatay Laascaanood

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa war qoraal ah ka soo saaray xaaladda magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka...

Shil gaari oo dhimasho sababay oo ka dhacay Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) – Laba qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen, laba kalena ay ku dhawacmeen, kadib Shil gaari oo Talaadadii Maanta ka dhacay...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleed ka soo kala jeeda Puntland iyo...

Mudug (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ee Bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya maanta halkaasi inuu ka dhacay dagaal Khasaare gaystay oo u dhaxeeyay...
Ahmed Mohamed

Puntland oo dib u fasaxday ka ganacsigii qaadka, qafiifisayna bandowgii

Garowe (Halqaran.com) – Puntland ayaa qafiifisay go’aankii bandowga ahaa ee 27-kii March 2020-ka lagu soo rogay deegaannada Puntland, lamaga billaabo Isniinta maanta oo ay...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo si kulul u cambaareeyay qaraxii lagu dilay guddoomiyihii...

Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlayay magaca Dowlad-goboleedka iyo kan Shacabka Puntland, waxa uu ka tacsiyaynayaa...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Madaxda maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka Sida

Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 44,16ka May 2020, kuna saabsan Dib-u-dhisidda Maxkamadda...
Ahmed Mohamed

Ciidamada Puntland oo gacanta ku soo dhigay gaari laga dhacay Galmudug

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Taliska Qaybta Booliska Gobolka Mudug ee Puntland, ayaa shaaciyay in ay gacanta ku soo dhigeen gaari nooca loo yaqaan Probox, oo todobaad...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka jira in uu Khilaaf soo kala dhex galay madaxweynaha...

Garowe (Halqaran.com) – Kaddib markii Khamiistii shalay uu madaxweynaha maamulka Puntland uu xilkii ka qaaday Taliye kuxigeenka Ciidanka Madaxtooyada Puntland, oo uu sidoo kale...