Muuse Biixi
WAR CUSUB: Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo ka noqday Go’aankii uu...
Burco (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta hadal ka jeediyay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa sheegay in aysan Somaliland...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka ogtahay Ujeedka Safarka madaxweynaha Somaliland ‘Biixi‘ uu...
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa Tallaadadii maanta oo ay taariikhdu tahay 03-09-2019 safar shaqo ugu baxay...
WAR XASAASI AH: Ma Dhabbaa in Sacuudiga uu aqoonsaday Baasaboorka Somaliland...
Riyad (Halqaran.com) – Muddooyinkii ugu dambeeyay ayaa waxaa soo baxayay Warar sheegaya in dowladda Sacuudiga ay aqoonsatay Baasaboorka Somaliland, xilli ay xun tahay maalgashiga...
Update:Gudoomiyaha gobolka Togdheer oo la weeraray iyo rasaas badan oo …
Togdheer (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray gobolka Togdheer ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday guddoomiyaha gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi.
Guddoomiye Xamse ayaa...
Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay maxaabiis burcad badeednimo u xirnaa,...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyey maxaabiis burcad badeednimo u xirnaa oo laga soo wareejiyey dalka Siishalis.
Maxaabiista cafiska...
Muuse Biixi: ”Farmaajo waxaan kala kulanay cadaawad aanu arag 28-kii...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa eedeen u jeediyay Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo.
Mar uu...








