Muuse Biixi
Madaxweynaha Jabuuti oo madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland
Jabuuti (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta gaaray halkaasi.
Geelle iyo...
Madaxweynaha Somaliland ‘Muuse Biixi’ oo Hargeysa ku qaabilay wafdi ka socda...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wafti ka socday dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo uu hoggaaminayey wasiirka...
DHAGEYSO: Madaxweynaha Somaliland oo sheegay sababta ay u joojiyeen wada shaqeyntii...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku eedeeyay hay`adda Qaramada Midoobay inay ka amar qaataan DF Soomaaliya, islamarkaana ay ku...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo xil ka qaadis & magacaabis sameeyay
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-564/102020 iyo JSL/XM/XKQ/222/1-562/102020 uu Xil ka qaadis...
XOG: Maxaa hortaagan in Safiirka Shiinaha ee Somaliya uu la kulmo...
Hargeysa (Halqaran.com) – Iyadoo maalintii Saddexaad uu weli ku sugan magaalada Hargeysa Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Danjire Qin Jian , ayaa waxaa la soo...
Madaxweynaha Somaliland ‘Biixi’ oo Hargeysa ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ee magaalada Hargeysa ku qaabilay wafdi ka socday dalka Keyna, kaas oo ka...









