Mudug
Update:Dagaal beeleed Khasaare geystay oo ka dhacay Mudug
Mudug (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa tibaaxaya, in galabta uu halkaasi dhacay iska horimaad hubeysan oo dhexmaray maleeshiyo beeleedyo ka soo wada...
Dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleed ka soo kala jeeda Puntland iyo...
Mudug (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ee Bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya maanta halkaasi inuu ka dhacay dagaal Khasaare gaystay oo u dhaxeeyay...
UPDATE: Guddoomiyihii gobolka Mudug oo ku dhintay qaraxii Ismiidaaminta ee Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax Axadda maanta ah ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, kaasi...
Qarax khasaare xooggan geystay oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo
Muqdisho (Halqaran.com) - Qarax aad u xooggan ayaa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kaasi oo dhawaqiisa laga maqlay Magaalada.
Wararka ayaa sheegaya, in...
UPDATE: Nabaddoon caan ah oo Caawa lagu Dilay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya, magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa sheegaya, in caawa koonfurta magaaladaasi lagu dilay mid ka mid...








