Mudug
Galmudug oo soo bandhigtay ciidamo la dagaallamaya Al-Shabaab +SAWIRRO
Galmudug (Halqaran.com) - Saraakiil ka tirsan xoogga dalka iyo Daraawiishta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Dadka Deegaanka Wisil,...
Dad shacab ah oo ku dhintay qaraxyo ka dhacay gobolka Mudug
Mudug (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya laba qarax miino ah oo maanta ay ka dhaceen deegaanno ku yaalla inta u dhaxeysa Bacaadweyne...
Ciidamada Xoogga dalka oo deegaanno cusub kala wareegay Al-Shabaab
Xarardheere (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug ayaa Jimcihii saaka gaaray deegaanada Miliqo, Dabagalo,Cell Cabdi iyo kuwa kale kuwaasi oo hoostaga degmada...
Xal laga gaaray shaqaaqo khasaaro geystay oo ka dhacay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Kulan ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa Maanta xal kama dambeys ah looga garay shaqaaqooyinka sababay dhimasho...
Wadaad caan ahaa oo lagu dilay deegaan ka tirsan gobolka Mudug
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug waxay sheegayaan in saakay koox hubeysan ay dishay nin wadaad ah oo caan ka ahaa gobolkaas,...
Faah-faahin iyo Wararkii ugu dambeeyay dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay...
Mudug (Halqaran.com) – Waxaa –faah-faahin cusub ka soo baxaya dagaal beeleed ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Dagaal dhexmaray maleeshiyaad hubeysan...









