Friday, April 17, 2026
28.8 C
Mogadishu

Madaxtooyada

Madaxweynaha JFS oo Billad sharafyo guddoonsiiyay Xulka Qaranka 17 jirrada ee ku soo guuleystay Koobka CECAFA

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka xulka 17 jirrada ah ee ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah xafiiska ugala wareegay M/weyne Farmaajo +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka, waxa uu xilka...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaafiic caawa ku dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – In ka badan 5 hoobiyeyaal ah ayaa caawa lagu garaacay qeybo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Wararka ayaa intaasi ku daraya...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Galmudug, isla goobtana...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi kaariye (Qoorqoor) ayaa gelinkii dambe ee galabta magacaabay Guddoomiyaha Maxkmada Sare ee Galmudug Wareeg...
Ahmed Mohamed

Golaha Wasiirrada Galmudug oo kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Madaxtooyada …

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Golaha Wasiirrada maamulka Galmudug, ayaa shirkoodii ugu horreeyay maanta ku yeeshay xarunta madaxtooada magaalada Dhuusamareeb, waxaana shir guddoominayay madaxweyne ku xigeenka...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Saciid Deni oo magacaabay taliyaha ciidanka Madaxtooyada Puntland

Garowe (Halqaran.com) – Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa lagu magacaabay Taliyah Ciidanka Madaxtooyadda Puntland iyo ku-xigeenkiisa. Madaxweynaha Puntland,...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Maxaa ka soo baxay kulankii Farmaajo, Sheekh Shariif iyo Xasan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Magaalada Muqdisho waxaa ku soo geba-gaboobay shir muddo saacado ah uga socday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaashii hore...
Editor

XASAASI + VIDEO: Xildhibaankii Su’aasha kululeed waydiiyay madaxweynaha Puntland oo wareysi...

Garoowe (Halqaran.com) - Xildhibaankii dhowaan su’aalaha kululaa waydiiyay madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa wareysi cusub oo dhinacyo badan taabaya bixiyay. Xildhibaan Cawil...