Saturday, May 9, 2026
27.8 C
Mogadishu

Koonfur Afrika

K/AFRIKA : Soomaalida oo Horumar aan lagu aqoon ku sii Tallaabsatay (Sii Ogow❓)

CAPE TOWN (HalQaran.com) - Markii ay dadku maqlaan Koonfur Afrika, waxaa islamarkiiba kusoo dhacaya Muwaadiniin Soomaaliyeed oo mehrado ganacsi ku dhex jira, kuwaasi oo...

Wiil Dhallinyaro Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Cape Town (Halqaran.com) – Muwaadin Soomaali ah ayaa lagu soo warramayaa in kooxo burcad Koonfur Afrikaan ah ay ku dileen dalkaasi, iyagoona ugu tagay...
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Cape Town (Halqaran.com) - Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa saqdii dhexe xalay dilkaasi ku dilay muwaadin Soomaaliyeed, oo howlo ganacsi halkaasi u tagay. Muwaadinka Soomaaliyeed...
Ahmed Mohamed

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Durban (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya, in uu sii kordhay dilalka joogtada ah ee loogu geysanyo halkaasi muwaadiniinta Soomaalida,...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Goobo ganacsi oo ay leeyihiin Soomaali oo lagu boobay Koonfur...

Cape Town (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya, Xaafadda Kraaifontein ee magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya, in boqolaal ruux oo...
Weriye Ahmed Abdi

SAWIRRO: Guddoomiye Cumar Filish oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Sabtidii maanta si diiran loogu soo dhaweeyay...
Duuliye

Duq Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo ka qeybgalay shir ka furmay Koonfur...

Durban (Halqaran.com)- Magaalada Durban ee dalka Koofur Afrika ayaa Maanta waxaa shir ugu furmay Barasaabyada Caalamka, kaasi oo ka qeyb galayaan Madaxda Barasaabyada. Shirkan...
Jama Sh. Yusuf

DHAGEYSO: Kala carar iyo Boobkii ugu xumaa oo ka socda Koonfur...

K/Afrika (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya, in Soomaalida ku nool magaalooyinka Koonfur Afrika ay soo food saartay xaalad...