Saturday, January 17, 2026
28.9 C
Mogadishu

Duq Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo ka qeybgalay shir ka furmay Koonfur Afrika

Durban (Halqaran.com)- Magaalada Durban ee dalka Koofur Afrika ayaa Maanta waxaa shir ugu furmay Barasaabyada Caalamka, kaasi oo ka qeyb galayaan Madaxda Barasaabyada.

Shirkan ayaa dowladda Somalia waxaa uga qeyb galaya Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Finish iyo wafdi uu hogaaminayo oo dhawaan gaaray dalka Koonfur Afrika.

Yuusuf Cumar ah oo ah Agaasimaha xiriirka Dadweynaha ahna kaaliyaha Duqa Magaalada oo ka mid ah Xubnaha la socda Gudoomiye Cumar Finish ayaa sheegay in Soomaaliya uu ahmiyad weyn ugu fadhiyo Shirka.

Dhinaca kale Guddoomiye Cumar Finish ayaa kulan la qaatay dhigiisa Magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska, iyagooan ka wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada Magaalo

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...