Koonfur Afrika
K/AFRIKA : Soomaalida oo Horumar aan lagu aqoon ku sii Tallaabsatay...
CAPE TOWN (HalQaran.com) - Markii ay dadku maqlaan Koonfur Afrika, waxaa islamarkiiba kusoo dhacaya Muwaadiniin Soomaaliyeed oo mehrado ganacsi ku dhex jira, kuwaasi oo...
Wiil Dhallinyaro Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Cape Town (Halqaran.com) – Muwaadin Soomaali ah ayaa lagu soo warramayaa in kooxo burcad Koonfur Afrikaan ah ay ku dileen dalkaasi, iyagoona ugu tagay...
Meydka Muwaadin Soomaali ah oo laga helay Xeeb ku taalla Koonfur...
Cape Town (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska dalkaas ay meydka muwaadin Soomaaliyeed ka heleen Xeebta...
Goobo Ganaci oo lagu boobay K/Afrika & Soomaalida oo ..
Johannesburg (Halqaran.com) – Bucad Koonfur Afrikan ah ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii la soo dhaafay ay boobeen goobo ganacsi oo ku yaal deegaanka...
Afar Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Cape Town (Halqaran.com) – Ilaa iyo 4 ruux oo muwaadiniin Soomaali ah ayaa kooxo burcad hubeysan ah si yaabo kala duwan ugu dileen tuulooyin...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay waddanka Koonfur Afrika
Cape Town (Halqaran.com) - Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa gudaha dalkaas waxaa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Ganacsatada ku...








