ka qeybgalay
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay Caleemo saarka Madaxweynaha Jabuuti...
Jabuuti (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeybgalay Shirweynaha Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo aaladda internetka kaga qeyb galay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed...
Duq Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo ka qeybgalay shir ka furmay Koonfur...
Durban (Halqaran.com)- Magaalada Durban ee dalka Koofur Afrika ayaa Maanta waxaa shir ugu furmay Barasaabyada Caalamka, kaasi oo ka qeyb galayaan Madaxda Barasaabyada.
Shirkan...
Madaxweyne Farmaajo oo kala qeyb galay hogaamiyaasha geeska Africa furitaanka Beerta...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey furitaanka Beerta Midnimada oo ah mashruuc dalxiis oo laga...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo qeyb-galay furitaanka Madasha Iskaashiga Afrika iyo...
Japan (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 7aad ee Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan oo...








