Jubbaland
AKHRI: Jubbaland oo DF Soomaaliya ku eedeysay inay duulaan ku tahay...
Kismaayo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeysay in ay duulaan ku tahay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Qoraal...
XOG XASAASI: Hoggaamiye Axmed Madoobe oo joojiyay wafdi u socday Madaxweyne...
Kismaayo (Halqaran.com) – Warar hoose oo ay haleyso mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya in dowlad goboleedka Jubbaland ay joojisay wafdi u duuli lahaa magaalada Muqdisho.
Wafdigan...
DHAGEYSO: Jubbaland oo war ka soo saartay dhaawaca Abuukaate Axmed Qolyar...
Kismaayo (Halqaran.com) - Afhayeenka wasaaradda amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdinuur Ibraahim Xuseen ayaa si kulul uga hadlay dhaawaca, Abuukaate Axmed Jaamac Qalyar oo...
WAR XASAASI: ”ITOOBIYA ma dhex-dhexaadineyso DF Soomaaliya iyo Jubbaland, Axmed Madoobe...
Muqdisho (Halqaran.com) – Mid ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow, ayaa waxaa uu ka hadlay wararka sheegaya...
UPDATE: Jubbaland oo ku hanjabtay in DF Somaliya ay qaadi doonto...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Khamiistii maanta shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada Jubbaland.
Wuxuuna ugu horayn golahu...
DEG DEG: Golaha Wasiirrada Jubbaland oo kulan deg deg ah hadda...
Kismaayo (Halqaran.com) - Golaha Wasiirrada Jubbaland ayaa goordhow shir deg deg ah ku leh madaxtooyada magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka jubbaland.
Golaha ayaa...








